shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Arooska Cabdullaahi Xasan Axmed & Maryan Salaat Jimcaale oo shalay ka dhacay magaalada Boston, MA USA

(Boston, Massachusetts. June 03, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa Shalay oo ay bishu ahayd  June 02, sanadka 2012 Arooskoodu ka dhacay magaalada Boston ee gobolka Massachusetts ee cariga Mareykanka  Cabdulaahi Xasan Xuseen iyo Maryan Salaat Jimcaale. Meherka iyo Arooskooda oo isla shalay kadhacay Boston ayaa waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

Dadka hambalyada diraya ayaa waxaa ay kala yihiin.

Suldaan Cusmaan Nuur Caraale
Caaqil Shamcuun Cumar Cabdi
Suldaan Mahdi Axmed Cali
Mahad Barre Xayle
Cumar Cabdi Xasan
Cismaan Maxamud Maxamed
Cabdicasiis Axmed Cali Garare
Caaqil Cabdi Maxamud Farax (Sarendi)
Fawsiya Cusmaan Shardi
Maxamed Cabdulaahi Food (Garad Food)
Hooyo Jiino

Abooto Faadumo
Abti Mahdi Cabdule Awxasan
Farxiya Maxamed Maxamud
Aabe Salat Jimcale
Hooyo Sokoreey Cabdule
Cabdullaahi Sheekh Cali iyo Xaaskiisa
Maxamed Nur Maxamuud
Xaliimo Cusmaan
Bile Cabdule Maxamud (Bile Butugeey)
Cismaan Xaaji Fargeeto
Cabdi Cabdule Maxamud (Cabdi Baanjo)
Tuuryare Cabdule Maxamud
Cusmaan Cabdule Maxamud (Butugeey)
Yuusf Cabdulle Maxamud
Asad Cabdule Butugeey
Yoonis Isloow Mahadale
Cabdiraxmaan Tuuryare
Taliye Foodeey
Cabdiraxmaan Bare Gudoomiye

Caaqil Xaji Maxamed Xussen
Adeer Maxamed Nuur
Dr. Maxamed Maxamud Xabeeb iyo Xaaskiisa Muna
Caaqil Cali Nuur Afrax
Caaqil Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud (Hiiraamoow) iyo Xaaskiisa Deeq Cali
Ing. Xuseen Fiin
Wariye Abdixakiim Cumar Jimcaale
Dr. Cabdinaasir Cabdi Caruushe
Hooy Nuurto Maxamed Xuseen iyo caruurteeda
Hooyo Iisho Maxamed Xuseen iyo caruurteeda


Waxaanu leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano.


AAMIIN AMMIIN

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa  Caruuska: Cabdulaahi Xasan Xuseen iyo Caruusada: Maryan Salaat Jimcaale.. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

Daawo Sawiradda

ceegaag@hotmail.com

webmaster@ceegaag.com